Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS oo Dhuusomareeb ka daah furtay kulan wadatashi iyo aragti wadaag.
Wasaaradda arimaha dastuurka dowlada Federaalka Soomaaliya oo kaah-shaneysa Wasaaradda dastuurka Galmudug ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka daah furay wadatashi iyo aragti wadaag socon doona mudo sadax maalmood ah, kaasi oo ku...
Read more