Ra’iisul wasaare Khayre oo Guddoomiyay shirka joogtada ah ee xakameynta Covid-19
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay Shirka joogtada ah ee guddiga Qaran ee ka hortagga iyo xakameynta Cudurka COVID19. Kulanka oo ahaa mid dhinaca Internet-ka...
Read more