TAARIIKH: Halgamaa C/qaadir Cali Boolaay
Cabduqaadir Cali Maxamed oo ku magac dheeraa Boolaay waxaa uu ku dhashay 17-kii febraayo 1930-kii, magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Xamarweyne meel u dhow masjidka Jaamac oo ka mid ah...
Read moreCabduqaadir Cali Maxamed oo ku magac dheeraa Boolaay waxaa uu ku dhashay 17-kii febraayo 1930-kii, magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Xamarweyne meel u dhow masjidka Jaamac oo ka mid ah...
Read moreWasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Maxamed Xayid Maareeye , Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta mudane Aadan Isaaq Cali ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Alle ha unaxariistee C/qaadir...
Read moreGuddiga arrimaha gudaha,dib u heshiisiinta iyo xiriirka dowlad goboleedyada golaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya galbeedka magaalada Kismaayo ee...
Read moreWasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in iyada oo tixgelineysa talooyinka caafimaad ee la xiriira ka hortagga cudurka karoona fayras uusan ku dhici Karin...
Read moreQofkii labaad oo la shaqeynayey Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay inuu qabo Cudurka Covid 19, sida uu sheegay Xafiiska (UNSOM) ee Muqdisho. Qofkaan oo ajnabi ah ayaa...
Read moreCiidamada Boliiska magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug ayaa gacanta ku soo dhigay qaad si sharci daro ah lagu soo geliyay magaalada, waxaana lagu gubay bartamaha saldhigga Boliiska Dhuusamareeb....
Read moreWasiir ku xigeenka Warfaafinta Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Aadan Isaaq Cali ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Alle ha unaxariistee marxuum C/qaadir Cali Boolaay. "Alle ha u naxariisto halgamaa...
Read moreMadaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay geerida Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo ku geeriyooday dalka Ingiriiska oo toddobaadyadii...
Read moreMadaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare oo ku hadlaya Afka Golayaasha Dowladda iyo Shacbiga Hirshabeelle ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Allaha Naxariistii Janno hasiiyee Ra’iisul Wasaarahii Hore...
Read moreXildhibaannada dowlad goboleedka Koofur galbeed ayaa doortay guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka maamulkaas oo ay ku tartamayeen laba musharax. Fadhiga doorashada ayaa waxaa ku sugnaa 93 Xubnood oo ka tirsan Baarlamaanka...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho