Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Jordan. Guddoomiye Mursal iyo Wafdigiisa ayaa dalka Jordan uga...
Read moreTaliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi xasan Maxamed ayaa kulan la yeeshey xubno kasocdey Baarlamaanka Midowga Yurub oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho Taliyaha Ciidanaka Booliska Soomaaliyeed Sareeya Gaas Cabdi...
Read moreMaxaas-(Radio Muqdisho)-Guddoomiyaha Degmada Maxaas, Cabdi Muumin Xiish iyo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Maanta kormeer dhiirri gelin iyo dar-daaran ah ugu tagay degaanno ay ku sugan yihiin Jabhadda...
Read moreGaalkacyo-(Radio Muqdisho)-Taliyaha qeybta Booliiska Fadaraalka Gobalka Mudug,G/sare; Maxamed Nuur Cali Gadaar, ayaa faah-faahin ka bixiyay xaaladda amni iyo halka ay marayaan dedaallo ku aaddan xallinta xiisado colaadeed oo kasoo cusboonaaday...
Read moreMuqdisho-(Radio Muqdisho)-Berri waxa ay ku beegan tahay 8-da February markii la doortay Madaxwenaha Dowladda Federaalka , mudane; Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo ay kasoo wareegatay muddo 3 Sano ah. Haddaba...
Read moreMatabaan-(Radio Muqdisho)-Taliska Booliska Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa billaabay howlo is-xilqaan ah oo dayactir iyo dhismo cusub loogu sameynayo Saldhigga Booliiska ee Degmada. Taliyaha Ciidanka Booliiska Degmada Matabaan, Dhamme;...
Read moreMuqdisho-(Radio Muqdisho)-Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya , James Swan ayaa xafiiskiisa Magaalada Muqdisho ku qaabbilay Wasiirka arrimaha Gudaha Maamul Goboleedka Hirshabelle, Maxamed Cali Caadle. Labada mas'uul ayaa kulankooda waxa ay...
Read moreBejing-(Radio Muqdisho)-Waxaa sii kordhaysa halista caabuqa ka dillaacay Dalka Shiinaha ee Coronavirus, kaas oo ka billowday Magaalada Wuhan oo ay ku nool yihiin Dad lagu qiyaasay 11 Milyan oo Qof....
Read moreMuqdisho-(Radio Muqdisho)-Madaxweynaha JFS Mudane; Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Marwada Koowaad ; Saynab Cabdi Macallin ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabbilay Ra’isulwasaare Ku Xigeenkii hore ee Dalka Mudane; Cusmaan Jaamac Cali (Kalluun)...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho