Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo qorsho-howleedkeeda ku soo bandhigtay shirka tubta siyaasadda loo dhanyahay+Sawirro
Shir ku qabsoomay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayay maanta Wasaaradda Arrimaha Dastuurka waxa ay qorsho-howleedkeeda sanadkan la wadaagtay Xafiiska Ra’iisulwasaaraha iyo qaar kamid ah Wasaaradaha Xukuumadda oo shirka ka soo qaybgalay....
Read more