Xukuumadda Soomaaliya oo kala dirtay Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Gobolka Banaadir
Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kala dirtay Rugta ganacsiga iyo Warshadaha Gobolka Banaadir. War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Soomaaliya mudane C/llaahi Cali...
Read more