Guddiga gurmadka oo xaqiijiyay in la helay 12 qof oo la weeysnaa
Guddiga gurmadka Qaranka ayaa xaqiijiyay in 24 ruux oo la weysanaa 12 ka mid ah la helay,5 ruux oo dhimasho ah,ruux dhaawac ah iyo 6 ruux oo caafimaad qaba. Waxaanna...
Read moreGuddiga gurmadka Qaranka ayaa xaqiijiyay in 24 ruux oo la weysanaa 12 ka mid ah la helay,5 ruux oo dhimasho ah,ruux dhaawac ah iyo 6 ruux oo caafimaad qaba. Waxaanna...
Read moreMaalmo kaddib falkii arxandarada ahaa ee naftii halige ka tirsanaa Al-shabaab uu ka geystay isgoyska Ex-koontarool Afgooye, weli isbitaallada iyo goobaha caafimaad ee Muqdisho waxaa ka taagan xaalad murugsan, waxaana...
Read moreMagaalda Ankara ee dalka Turkiga waxaa la gaarsiiyay 16 kamid ahaa dhaawacyadii ku waxyeelloobay qaraxii argagaxiso ee ka dhacay Ex koontarool Afgooye ee magaalda Muqdisho. Dhaawacyadaan oo ahaa kuwii ugu...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka taleefanka waxaa kula soo xiriiray Madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan. Madaxweyne Ordogan ayaa dowladda...
Read moreHowlgalo ay iskakaashadeen Ciidamada Xoogga dalka iyo Howlgalka Ciidanka Mareekanka ee Afrika ayaa lagu dileen horjoogayaal sare oo ka tirsan kooxda Al-shabaab. Howlgaladaan oo laba qeybood ahaa kan koowaad waxa...
Read moreMadaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayyib Erdogan ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Bulshada waxaa uu ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay qaraxii maanta ka dhacay Isgooyska Ex Control Afgooye ee Magaalada Muqdisho....
Read moreQaraxii maanta ka dhacay Muqdisho waxa uu gilgilay qaluubta bulshada Soomaaliyeed, dad badan oo aan waxba galabsan ayay argagixisadu ku xasuuqeen qaraxaasi. Hey'adda aan dowliga aheen ee ka shaqeeya gurmadka...
Read moreUgu yaraan 14 Qof ayaa ku geeriyootay 60 kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray shil Diyaaradeed oo ka dhacay Dalka Kazakhstan. Diyaaraddan oo sidday 100 Qof oo rakaab ah ayaa ku...
Read moreInta la ogyahay Afar qof oo saddex ka mid ah Dumar yihiin ayaa ku dhintay Shil Gaari oo ka dhacay deegaanka Sinujiif oo qiyaastii 60KM dhanka bari kaga beegan magaalada...
Read moreWasiir ku xigeenka Beeraha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle , Maxamed Bashiir Qaasim ayaa walaac xooggan ka muujiyay qatarta ka dhalan karta Ayaxa, aah Cayayaan hali ku ah dalagga iyo daaqa. Mudane;...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho