Qatar soo food saartay Dhulka Beerashada ku wacan ee Hirshabeelle
Wasiir ku xigeenka Beeraha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Bashiir Qaasim oo wareysi Siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in cayayaanka Ayaxa oo ka soo gudbay deegaanada Galmudug iyo dhulka dowlad deegaanka...
Read more