Booliiska Dhuusamareeb oo faahfaahiyay qaraxyo ay gacanta ku dhigeen “Sawirro)
Ciidamada Amaanka Dhusamareb ayaa ku guulaystay inay Gacanta ku soo dhigaan Waxyaabaha Qarxa kuwaas oo ku diyaarsanaa Meel lagu aqriyey. Taliska Booliiska Dhuusamareb ahana Taliyaha xasilinta caasimada Galmudug Gaashaanle Cabdullaahi...
Read more