Wasiiradda Amniga iyo Gaadiidka XFS oo maanta Golaha Shacabka hortegaya.
Xildhibaannada Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho. Kulanka maanta ee xildhibaanada ayaa Ujeedkiisu wuxuu yahay su,aalo weydiinta Wasiirka amniga...
Read more