Madaxweyne Lafta-gareen oo Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Finland.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane, Cabdicasiis Xasan Maxamed “Lafta-gareen” ayaa waxaa maanta uu Xafiiskiisa Ku qaabiley Wafdi Ka Socday Safaarada Finland. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane...
Read more