Wasaaradda arrimaha gudaha oo war kasoo saartay siyaasadda aqoonsiga iyo diiwaangelinta Dadweynaha
JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA FEDERAALKA IYO DIB U HESHIISIINTA ...
Read moreJAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA FEDERAALKA IYO DIB U HESHIISIINTA ...
Read moreWasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Salaad (Oomaar), ayaa Magaalada Elexandria ee Dalka Masar kaga qeyb galay shirka Wasiirrada Gaadiidka Dowladaha Carabta. Shirkan oo ahaa mid ay...
Read moreMuqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Warfaafinta jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay ku hagayso hay'adaha Caalamiga ah ee ka howl-gala Soomaaliya kana, shaqeeya arrimaha wacyi galinta, horumarinta warbaahinta iyo xiriirka. Halkan hoose ka...
Read moreMaxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ayaa oggolaatay in baaritaan buuxa lagu sameeyo dambiyada lagu soo eedeeyay dowladda Myanmar ee ku saabsan xasuuqa loo geystay dadka Rohingya eek u nool...
Read moreQaramada Midoobay ayaa sheegtay in 18.7 Milyan oo Doollarka Mareykanka ah ay ku bixiyeen wax ka qabashada fatahaadaha iyo daadadka dhowaan ku dhuftay qeybo ka mid ah Soomaaliya. War laga...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo magaalada Nayroobi kula kulmay ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya ayaa ku bogaadiyay dareenka waddaniyeed ee ay u qabaan dalkooda...
Read morehttps://www.youtube.com/watch?v=dfzdG8VzxgI
Read moreRa'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo ka qayb gelaya shir sanadeedka madasha nabadda Paris, ayaa kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Ruushka, Sergey Lavrov. Kulanka oo qayb ka...
Read moreWasiirka wasaaradda waxbarashada, Hiddaha iyo tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullahi Goodax Barre ayaa Magaalada Paris ee dalka Faransiiska waxa ugu qeyb-galay shirweyne labadii sano mar ka dhaca...
Read moreWasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, (XFS) mudane, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan Muqdisho kula qaatay Safiirka dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga u fadhiya Soomaaliya mudane Dr. Mehmet Yilmaz....
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho