Ra’iisul Wasaare Khayre: Hannaanka Guud ee Lagu Gaarayo Hadafyada Horumarka Waara Ma Aha Inuu Hannaan Qura Ku Habboonyahay Xaaladaha Oo Dhan
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qayb galay kulanka sanadlaha ah ee madasha nabadda Paris oo galay maalintiisii labaad. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa dood...
Read more