Wasiirka arrimaha dibadda oo Ergeyga QM kala hadlay geeddi socodka siyaasadda Soomaaliya
Wasiirka arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya,Danjire; Axmed Ciise Cawad, ayaa Xafiiskiisa ku qaabbilay Shalay, wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabbilsan Soomaaliya, ahna madaxa howlgalka kaalmaynta Qaramada Midoobay...
Read more