Ra’iisal wasaare Kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray degmada Bardaale ee Gobolka Baay
Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray degmada Bardaale ee Gobolka Baay. Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa u kuurgalaya Xaaladda...
Read more