Wasiir Beyle” Waxaa noo soo gaba gaboobay shirarkii Sanadlaha ahaa ee Bangiga Adduunka iyo IMF,”
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay iney soo gaba gaboobeen shirarkii sanadlaha ahaa ee uga socday magaalada Washington ee dalka Mareynkanka,kaasi oo ay la lahaayeen...
Read more