Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirweynaha Qaramada Midoobey ayaa ka warbixiyey xaaladda siyaasadda, dhaqan dhaqaale iyo amni ee dalka. Madaxweynaha ayaa soo bandhigay...
Read moreMudane Madaxweyne, Madaxda sharafta leh, Wufuudda, Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxa sharaf weyn ii ah inaan hadal ka jeediyo Fadhiga 74aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay. Waxaan si dhab ah u aaminsanahay...
Read moreMaalmo ka hor ayay Argagixisada Alshabaab baahisay Cod soconayay muddo 20 Daqiiqo ah oo ay ku sheegeen in uu yahay Horjoogahooda Dhuumaalaysiga ku nool ee Axmed Diiriye inkasta oo aanay...
Read moreWasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Md. Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha aan caadiga ahayn ee Midowga Boostada Adduunka (UPU), kaas oo looga hadlayo qodobo la xiriira...
Read moreWasiir Ku-Xiggeenka Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta XFS Maxamud Cabdiqadir Hilaal ayaa Maanta ka furay Magaalada Addis Ababa Shir muhiim ah oo ay Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta soo abaabushay, kana soo...
Read moreAfhayeenka maamulka Gobolka Banaadir Mudane Saalax Xasan Cumar ayaa beeniyey warar been abuur ah oo lagu faafiyay qaar ka mid ah baraha-bulshada taasi oo lagu sheegay in Duqa Muqdisho Ahna...
Read moreRa’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha howl-galka Atlanta ee midawga Yurub ee la dagaallanka Burcad-badeedda, Antonio Martorell, oo uu wehliyo...
Read moreWasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar , kaddib marti qaad uu ka helay dhiggiisa...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho