Wasaaradd Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada gaar ahaan qaybteeda fayadhawrka Caafimaadka ayaa wada Maalintii 4aad tababarka caafimaadka guud ee ay bulshada hogaaminayso. Tababarka ayaa marayo qeybihisa ugu muhimsanaa oo ah sidii...
Read moreXeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Genaraal Cabdullaahi Buulle Kamay ayaa u magacaabay Sedax Sarkaal oo ka kala Socdo Xafiiska Xeer ilaalinta, Boliiska & Nabad-Sugidda Baaritaanka Kiiska Ikraan Tahliil...
Read moreGuddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Xarunta aqalka Dowlada Hoose ee Xamar Kulan kula qatay Taliska Ciidanka Booliska , Wasiirka Dhalinyarada iyo...
Read moreCiidamada ilaalada xeebaha ee Turkiga ayaa badbaadiyay 388 magangalyo doon ah intii u dhaxeysay 17-kii ilaa iyo 22-kii bishan July,muhaajiriintan oo ay dib u celiyeen ciidamadii Giriigga ee ku sugnaa...
Read moreLabada Kuuriya oo ku heshiiyay inay soo celiyaan xiriirkii ka dhaxeeyay Kuuriyada Waqooyi ayaa ku dhawaaqday subaxnimadii hore ee saakay in dib loo furayo khadadka isgaarsiinta ee kala dhaxeeyay Kuuriyada...
Read moreMadaxweynaha Dowladd Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland xalay Casho Sharaf ugu sameeyay iyo Wafdi ka socda Safaarada Finland ee Soomaaliya. Kulanka waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha...
Read moreMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Ahmed Mohamed Islaam, ayaa xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay masuuliyiinta Guddiga hirgalinta doorashada ee heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland, isagoo ka dhagaystay...
Read more12 diyaaradood oo ka mid ah diyaaradaha Itoobiya Airlines ayaa ka degay saacadihii lasoo dhaafay garoonka diyaardaha Khartuum ee dalka Suudaan kadib markii uu xumaaday jawiga garoonka diyaaradaha ee dalka...
Read moreGudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray waddada Daalo oo kamid ah wadooyinka uu saameeyay roobabkii maalmihii lasoo dhaafay ka da’ay Magaalada...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho