Wafdi ka socda dowlada Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool
Wafdi ka socda Wasaaradda arrimaha Gudaha dowlada Federaalka Soomaaliya iyo wasaaradda arrimaha Gudaha dowladaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa gaaray degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda...
Read more