Dhegeyso Barnaamijka Wadajir
Barnaamijak waxaa marti ku ah Todobaadkaan Safiirka dowladda Mareekanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto oo aanu ka wareysanay taageerada Mareekanku uu siiyo Soomaaliya Halkaan ka dhegeyso Waraysi oo uu la...
Read moreBarnaamijak waxaa marti ku ah Todobaadkaan Safiirka dowladda Mareekanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto oo aanu ka wareysanay taageerada Mareekanku uu siiyo Soomaaliya Halkaan ka dhegeyso Waraysi oo uu la...
Read moreThe United States on Tuesday vowed to intensify its security operations against al-Shabab to help stabilize Somalia. A joint statement was issued following a meeting between top Somali government officials,...
Read moreCiidamada sida gaarka ah u tababaran ee DANAB ayaa waxaa ay howlgallo ka sameeyeen deegaano dhaca duleedka Magalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose,halkaas oo ay ku sugnayeen xubno ka tirsan...
Read moreWararka aan helayo gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay Saqdii dhexe 4 Ruux lagu dilay deegaan Duleedka ka ah Magalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka...
Read moreMadaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cisaan Karaash iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku gaaray deegaanka Af-urur ee gobolka Bari. Socdaalkan oo u jeedkiisu...
Read moreWasiir ku xigeenka Wasaaraada Amniga ee Xukuumadda soomaaliya ayaa waxaa uu ka hadlay dagaalkii shalay galinkii danbe ka dhacay Duleedka Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan. Wasiir ku xigeenka Wasaarada amniga...
Read moreWasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Amb. Ahmed Ciise Cawad oo maalmahan ku sugnaa magaalada Minneapolis Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa kulan la...
Read moreWasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda Mudane Cabdi Cashuur Xasan ayaa maanta tababar uga furey Magaalada Muqdisho shaqaale ka kala socda Wasaaradaha Boostada & Isgaarsiinta dowlad-goboleedyada dalka. Tababarkan oo lagu...
Read moreDuqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisoow) ayaa dhagax dhigay waddo laami ah oo isku xirta isgoosyada Siinaay iyo Baar-Ayaan ee degmooyinka Warta-nabadda iyo Yaaqshiid. Guddoomiyaha...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay agaasimaha guud ee siyaasadda ee wasaaradda arrimaha dibadda Boqortooyada Ingiriiska, Richard Moore. Ra’iisul Wasaaraha iyo Richard...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho