R/Wasaare Khayre oo magacaabay guddigga qaban qaabada xuska todobaadka xoriyadda
Raiisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya qaban qaabada munaasabadda xuska todobaadka xoriyadda Soomaaliya. Guddigan uu magacaabay raiiusl wasaaraha Soomaaliya in ay ka shaqeeyaan...
Read more