Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi oo Ku Guulaystay Tartankii Loo Galay Qabashada Xilka Guddoomiyaha Bangiga Dhexe
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen magacaabista guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya. Wasaaradda maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa shirka...
Read more