Akhriso: Madaxweynaha Jubbaland oo magacaabay Guddiga Madaxa Banaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland
Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magacaabay Guddiga madaxa banaan Xaduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland. Guddigan ayaa ka kooban 7 Xubnood, waxaana Wareegto kasoo baxday Xafiiska...
Read more