Danjiraha Soomaaliya ee Suudaan oo xaaladda maxaabiista Soomaaliyeed kala hadlay Taliska Ciidanka Asluubta Suudaan
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Suudaan Mudane Cabdirisaaq Axmed Shoole oo kulan la qaatay Taliyaha Ciidanka Asluubta dalkan Sarreya Guud Xaatim Alnuur Cabdulqaadir ayaa kala hadlay xaaladda maxaabiis Soomaaliyeed...
Read more