Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo u kuur gelaya hannaanka dhaqan gelinta halbeegyada tubta arrimaha bulsahda ayaa kormeer ku tegay goobaha uu ka socdo ololaha...
Read moreXoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Qorsheynta iyo Agaasimeyaasha waaxyaha kulan la qaateen Madaxa Hay’adaha MSF ee Soomaaliya. Kulanka oo socday mudo sadax saacadooda ah ayaa waxaa looga hadlay howlaha...
Read moreGuddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya, Mudane; Cabdi Xaashi C/llaahi, ayaa Maanta Magaalada garoowe kula kulmay Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntalnd, Siciid C/laahi Deni. Mudane; Xaashi ayaa waxaa...
Read moreMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) iyo maamulka Gobolka Shabeellada hoose ayaa Maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah hay’adaha samafalka. Kulankan oo...
Read moreTaliyaha qeybta 21-aad ee Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto, Yuusuf Cabdilqaadir Maxamed (Kaanti) iyo mas’uuliyiinta Gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug ayaa Dhagax dhigay xarun cusub oo uu yeelan doono taliska...
Read moreDowladda Itoobiya ayaa heshiis nabadeed la gaartay Laba Garab oo ka mid ah Jabhadaha Oromada, taas oo Af-jaraysa colaad iyo gadood Hubeysan oo Bilooyin ka taagnaa qaybo ka mid ah...
Read moreHowl-galka Maraykanka Afrika ee Africom loo yaqaan ayaa sheegay in Diyaaradahooda dagaalku ay Laba weerar ku qaadeen fariisimaha Ururka Al-Shabaab ay ku leeyihiin Soomaaliya. Af-hayeen u hadlay Africom, ayaa...
Read moreMadaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Madax ka Socotey Hay’adda Interpeace. kulanka uu la qaatey Madaxaweynaha Puntland Madaxda Ka Socotey Hay’adda Inter-peace oo...
Read moreDuqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Maanta Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku soo dhaweeyay Danjiraha Cusub ee Dowladda Masar u fadhin doona Dalkeena Soomaaliya. Mudane C/raxmaan...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho