Dhallinyaro ku nool dalka Swasiland oo guddoomiye u doortay Xasan Shariif.
Dhallinyarada Soomaaliyeed oo ku dhaqan dalka Swasiland ee dhaca Koofurta Africa ayaa sameystay urur ay ku mideeysanyihiin kaasoo loogu magacdaray Golaha Midnimida Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Talo-wadaag. Kulan ay isugu...
Read more