Safiirka Soomaaliya ee Suudaan oo la kulmay Madaxda iyo Maamulka Hay’adda Warbaahinta Afrika “Sawirro”
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Suudaan Mudane C/risaaq Axmed Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Madaxda iyo Maamulka Hay’adda Warbaahinta Afrika oo fadhigeedu yahay magaaladda Khartoum ee dalka Suudaan. ...
Read more