Muqdisho- Laba xidigle xoogga dalka Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Kumbud) ayaa loo heysta in uu dil bareer ah u geystay Marxuum Dayax Iimaan Xasan 21-ka bishii sagaalaad 2018, dilkaasi oo ka dhacay...
Read moreDoodaan oo ay ka qayb galeen madaxda bulshada rayidka ee dalka, aqoonyahanada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada a oo ay soo qaban qaabisay madasha Kulan forum ee aragti is...
Read moreGuddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Gobolka Banaadir, Maxamed C/llaahi Tuulax ,oo ka hadlay Debkii Xalay ka kacay Suuqa Bakaaraha ayaa sheegay inhalkaasi ay ku baaba’day hanta badan oo ay lahaayeen...
Read more– The Officer-in-Charge of the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) and Deputy Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia, Raisedon Zenenga, congratulates Mr. Said Abdullahi Deni and Mr....
Read moreFuritaanka tababarkan iyo aqoon isweydaarsiga ah ee ku saabsan tubaha loo dhanyahay oo loo qabtay shaqalaha iyo maamulka wasaradda Dekdeha iyo Gaadiidka badda XFS waxaa goob joog ka ahaa xoghayaha...
Read moreShaqaalaha Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa markii labaad ka qeyb qaatay Ololaha ballaaran ee Isxilqaan, kaas oo lagu dhisayo Tiyaatarka iyo Matxafka Qaranka. Howlwadeenna madaxtooyada ayaa la arkayey...
Read moreRa’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS)، mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta u dhoofay dalka Jordan oo uu uga qayb galayo shir ay leeyihiin madaxda wadamada Carabta oo...
Read moreDhallinyaro Soomaaliyeed oo ku noool dalka Swaziland ee Koofurta Africa ayaa bilaabay dadaallo ay ku doonayaan in ay ku mideeyaan dhallinyarada Soomaaliyeed meel kastoo ay joogaan, si ay wadajir uga...
Read moreUgu yaraan Afar xubnood oo ka tirsanaa Kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqayn xagga Cirka ah oo ka dhacday Gobolka Shabeellada hoose. Bayaan kasoo baxay howl-galka...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho