R/wasaare Khayre oo Guddoomiyay Shirka Siyaasadda Loo Dhanyahay oo Looga Hadlay Qorshaha 2019
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa shalay guddoomiyay kulanka guddi hoosaaska golaha wasiirrada ee tubta siyaasadda loo dhanyahay oo looga hadlay qorshaha tubta ee sannadka 2019....
Read more