Ra’iisul wasaare Khayre Oo Kormeeray Wasaaradda Maaliyadda iyo Dekadda Muqdisho “SAWIRRO”
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeeray wasaaradda maaliyadda iyo Dekadda Muqdisho si uu ugu kuur galo habsami u socodka hawlaha loogu adeegayo bulshada...
Read more