Maanta shalay ma’ahan.!!
Dowladda Soomaaliya ayaa ku wargalisay Xoghayaha Guud ee Q.M in Wakiilka Gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom in aan Soomaaliya laga rabin isla markaana uusan ka...
Read moreDowladda Soomaaliya ayaa ku wargalisay Xoghayaha Guud ee Q.M in Wakiilka Gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom in aan Soomaaliya laga rabin isla markaana uusan ka...
Read moreDuqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Qorsheynt Xakuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan waxayna ka wada hadleen sidii...
Read moreShirkan looga hadlayay la tashiga Siyaasadda iyo Sharciga Waraabka Soomaaliya oo ay hormuud ka tahay wasaaradda Beeraha Soomaaliya ayaa Maanta ka furmay Magaalada Muqdisho,kaas oo socon doona muddo Laba Cisho...
Read moreWasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulaahi Goodax Barre iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxay baaq Nabadeed...
Read moreCiidamada difaaca Dalka Kenya ayaa sheegay in ay dileen 7-ka mid ah kooxda Al-Sabaab, isla markaana ay dhaawaceen tiro kale, ka dib howl-gal ay ka sameeyeen Koonfurta Dalka Soomaaliya. ...
Read moreWasiirka Qorsheynta,Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dalka Jamaal Xassan ayaa shir Gudoomiyay Shir looga hadalayay Qorshaha Horumarinta Qaranka Soomaaliyeed ee 2020-2024 kaas oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa...
Read moreGuddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir Garyaqaan Abshir Cumar Cabdullahi ayaa kuwareejiyay dhamaan Maxkamadaha Degmooyinka Gobolka Banaadir Diiwaano Casri ah oo ay kushaqeyn doonaan Sanadka Cusub ee 2019. Xaflad kooban...
Read moreTodobaadkaan waxaan barnaamijka ku eegaynaa doorka nabadda ee warbaahinta, ol olaha nabadda Gaalkacyo iyo deeqaha Mareekanka ee Soomaaliya Barnaamijka waxaa soo saaray Maxamed Nuur Macalin Maxamed waxaana soo jeedina...
Read moreWaxaa maanta xarunta Puntland ee Garoowe lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland,kadib markii kuwaasi oo shalay gelinkii dambe lagu dhawaaqay liiska xildhibaanada oo ka koobnaa ilaa 66 mudane ...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho