Isbeddel lagu sameeyay talisyada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) ayaa isbeddal ku sameeyay Saraakiisha Talisyada qeybaha Ciidanka Xoogga Dalka ee Gobollada Dalka Soomaaliya. General Daahir Aadan Cilmi, ayaa...
Read more