Ciidanka Xogga dalka oo soo afjaray Weerar Al-Shabaab ay ku qaadeen Guri ku yaala Gaalkacyo
Ciidanka sida gaarka u tababaran ee dowladda Soomaaliya ayaa soo afjaray weerar Argagixisada Al-Shabaab saaka ku qaadeen Guri ku yaala magaalada Gaalkacyo oo uu daganaa wadaad lagu magacaabo Cabdiweli Cali Cilmi...
Read more