R/wasaare Kheyre oo kormeeray ciidamo Tababar uga socdo Muqdisho
R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kormeeraray xarumo ku yaala magaalada Muqdisho kuwaasi oo lagu diyaarinayo ciidamo loogu talagalay inay ka shaqeeyaan ammniga. Ciidamadaan oo ah dhalinyaro...
Read more