Shabaab oo billaabay dhaqankii ugu xumaa oo ay Shacabka ku Boobayaan
Maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Al-Shabaab waxaa markasta caado u ah inay boobaan shacabka Hantidooda iyagoo ku ganbanaya magaca Diinta Islaamka. Wararka hada laga helayo Gobalka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya...
Read more