44 Qof oo ku dhimatay Dooni ku qallibantay Tansaaniya
Ugu yaraan 44 Qof ayaa ku dhimatay, tiro intaa ka badanna waa lagu la’yahay markii ay Dooni rakaab sidday ku rogmatay Harada Lake Victoria, ee Dalka Tansaaniya , sida ay...
Read moreUgu yaraan 44 Qof ayaa ku dhimatay, tiro intaa ka badanna waa lagu la’yahay markii ay Dooni rakaab sidday ku rogmatay Harada Lake Victoria, ee Dalka Tansaaniya , sida ay...
Read moreMasuuliyiinta Gobolka Waqooyi bari ee Dalka Kenya ayaa wada olole Hubeysan oo lagu abaabulayo Dhallinyarada degaannadaasi, si ay isaga difaacaan weerarrada kaga yimmaadda Ururka Al-Shabaab. Senotar, Yuusuf Xaaji oo...
Read moreWafiga Aqalka sare ee magaalada Baydhabo u jooga xal u helista is afgaranwaaga soo kala dhexgalay Dowladda Federaalka iyo Maamul Gobolleedyada iyo Maamul Goboleedyada dhexdooda ayaa shalay ka qeyb galay...
Read morehttps://www.youtube.com/watch?v=zBkccCapB3U
Read moreMuqdisho, September, 20, 2018:- Wasiirka waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdulahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kala duwan kula qaatay xubno ka socda hay’addaha deeq...
Read moreWasiirka qorsheynta, horumarinta iyo Tirakoobka Dalka Qadar Dr, Salah Bin Mohamed, ayaa qaabilay wafdi ka socoda wasaaradda Qorsheynta ,maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha ee Xukuumadda Somalia oo hadda booqasho ku jooga...
Read moreCiidamada ammaanka ee Soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay Labo xubnood oo ka tirsanaa amniyaadka kooxda Al-Shabaab, xilli ay ku dhuumaalaysanayeen qaybo ka mid ah Degmada Dharkeynleey ee Gobolka Banaadir. ...
Read moreWaa sii xoogaysanaya Abaabulka ay samaynayaan dadka ku nool deegaano ka tirsan Gobalka Shabeellaha Dhexe, kaas oo ay kula dagaalamayaan Maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Al-Shabaab. Mid ka mid ah...
Read moreGuddi ka kooban xubnaha Aqalka sare ee kasoo jeeda maamul Goboleedka Galmudug oo dhawaan gaaray Dhuusa-mareeb ayaa kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan degaannadaas. Xubnahan...
Read moreWasiirka wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, Marwo, Fowziya Abiikar Nuur , ayaa sheegtay inay Wasaaraddu ka go’an tahay inay Gacanta ku qabato dhammaan Isbitaalladii uu Dalku lahaa. Wasiiradda, oo ku guda jirtay...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho