Wasaaradda Diinta oo ku dhawaaqdey in la billaabay bixinta Dal-ku Galka Sacuudiga ee Xujeyda
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafra XFS ayaa ku dhawaaqadey in Toddobaadka soo socda ay billaaban doonaan Socdaalka Xujeyda Soomaaliyeed magaalada Barakeysan ee Makah. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka...
Read more