Warbaahinnada Dowladaha Soomaaliya Iyo Djibouti oo Iskaashi Yeelanaya “SAWIRRO”
Wafdi ka socday Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya oo uu hogaaminayo Agaasimaha guud ee C/raxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala ayaa ku sugan magaalada Jabuuti ee caasimadda Jamhuuriyadda aynu walaalaha nahay ee...
Read more