Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay 1-luulyo
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxmed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta Xorriyadda ee 1-da Luulyo. "Waxaan ugu hambalyaynayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta...
Read more