Wasiirka Arrimaha dibedda XFS “Kiiska dacwadda Badda ee inaga dhexeeya Kenya, waxa uu inoo joogaa Maxkamadda caalamiga ah ee Hegue”
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay inuusan jirin wada xaajood ay Kenya kala yeelatay Dowladda Soomaaliya dacwadda Badda ee horay loo geeyey Maxkamadda caalamigaah ee Hegue. Amb;...
Read more