Munaasabada Lagu xusayey Maalinta Caalamiga ah Maleeriyada Aduunka 25 April oo Sanad Walba looga Dabaaldego Aduunka oo dhan Ayaa Si wadajir ah u soo qabin-qaabiyey Wasaaraddaha Caafimaadka heer Fedaraal iyo...
Read moreQoysaskaan oo naftooda kala soo cararay dhibaatooyinka maleeshiyaadka argagixisada ee Al-shabaab ay ka geysanayaan deegaanada koofurta gobalka Mudug gaar ahaan deegaanada hoostaga magaalada Bacaadweyne ee gobalka Mudug ayaa cabasho ka...
Read moreWasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo Kaashaneyso Wasaaradda Arrimaha Guddaha ee XFS ayaa wado dadaalo ay ku dhiseyso Golaha deegaanka ee degmooyinka hoostago Maamulka Koofur Galbeed. Ergada soo...
Read moreQeybo ka mid ah isku socodka xaafadaha Magaalada Qardho ayaa hakad galay kadib markii ay soo rogmadeen daadad ka yimid togoga dhaxmara magaalada Qardha oo roob uu ka da,ay Xalay....
Read moreMaamulka dagmada Galkacyo ee dowlad gobaleedka Galmudug ayaa maanta deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah oo ku nool magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug. Deeqdaan oo ka timid hay’adda...
Read moreTaliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen Odawaa Yuusuf, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiillo ka socday saraakiisha ciidanka millatariga Turkiga ee ku sugan Soomaaliya. Taliyaha iyo saraakiisha Waxay ka wada...
Read moreAllaha u naxariistee Guddoomiye ku xigeenkii Siyaasadda ee degmada Dayniile ayaa u dhintay dhaawac kasoo gaaray qarax miino oo lagula eegtay Xaafada Daarasalaam, sida uu Radio Muqdisho u xaqiijiyey Maamulka...
Read moreInta badan gobolka Mudug xalay waxaa ka hooray roobkii Guga kasoo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada Gobolka mudug ku nool. Roobka ayaa bilowday xili dhexe xalay waxaana dadka ku...
Read moreXildhibaano ka kala tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya iyo kuwa Galmudug ayaa gaaray deegaano dhanka waqooyi ka xiga Magaalada Dhusamareb waxa ayna u kuur galayeen xaalada ay ku nool yihiin dadkii...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho