UK oo si rasmi ah uga baxday Midowga Yurub sanadkan cusub ee 2021
Ku dhawaad 50 sano oo UK ay qeyb ka ahayd Midowga Yurub ayaa xalay soo afjarantay kadib markii ay si rasmi ah uga baxday. 11:00PM waqti UK jimcihii xalay ayaa...
Read moreKu dhawaad 50 sano oo UK ay qeyb ka ahayd Midowga Yurub ayaa xalay soo afjarantay kadib markii ay si rasmi ah uga baxday. 11:00PM waqti UK jimcihii xalay ayaa...
Read moreKulankan oo uu soo qaban qaabiyay Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ waxaa ka qeyb galay wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya uu ka mid wasiirka Arrimaha Dibadda, Wasiirka Haweenka iyo...
Read moreGuddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ee 2020/21 isagoo tixraacaya faafinta rasmiga ahayd ee dhaqan galinta doorashada isla markaasna ahmiyad wayn siinaya dardargalinta howlaha doorashooyinka dalka ayuu maanta oo ay...
Read moreWasiirka maaliyadda xukuumadda FS mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo marti ku ahaa barnaamijka dood furan ee SNTV ayaa xusay in wasaaradda maaliyadda dalka iyo hay'adaha dawliga ah ee u xilsaaran...
Read moreXeer ilaaliyaha guud ee Qaranka mudane Sulaymaan Maxamed Maxamuud oo ku sugan dalka Turkiga ayaa kulan la yeeshay Xeer ilaaliyaha Guud ee Jamhuuriyadda Turkiga mudane Beker Sahin. Kulankaas oo ay...
Read moreWaxaa dalka jarmalka ku geeriyooday fanaankii weynaa ee qaranka soomaaliya Cabdi Cali Bacalwaan sida uu xaqiijiyay wariyaha warbaahinta qaranka Maxamed Aweys Muudeey oo si dhow ula socday xaaladiisa. Rabi ha...
Read moreKu dhawaad 100 qof ayaa lagu dilay gobalka Benishangul-Gumuz ee dhaca galbeedka dalka itoobiya Weerarka oo ay geysteen maleeshiyo hubeysan ayaa lagu laayay dad xoolo dhaqato iyo beeraleey u badan...
Read moreUK iyo faransiiska ayaa isku afgartay in la furo xuduuda marinka badda ah ee u dhaxeysa taas oo xirneyd ilaa habeenkii Axada aynu soo dhaafnay. Xoghayaha gaadiidka UK Grant Shapps...
Read moreDalka UK ayaa wajahaya labo mushkilo oo waaweyn kuwaas oo saameyn xoog leh ku yeeshay dhaqaalaha iyo nolosha dadka . UK oo ah dalka shanaad ee ugu taajirsan dunida waxaa...
Read moreWeerar gantaalo ah ayaa lagu qaaday safaarada mareykanka ee ku taala magaalada Baqdad ee xarunta dalka Ciraaq. Warbixin ay soo saareen ciidanka ciraaq ayaa lagu sheegay in sideed gantaal lagu...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho