Amiirka cusub ee dalka Kuwait oo la dhaarinayo
Guddoomiya golaha baarlamaanka Kuweyt, Marzuuq Al-Ghanim, ayaa ku dhawaaqay in Shiikh Nawaaf Al-Axmed loo dhaarinaayo amiir-nimada dalka Kuweyt, kaddib markii shalay uu geeriyooday amiirkii dalkaas. Golaha wasiirrada ee dalka Kuweyt...
Read more