Dab xooggan oo qabsaday dhismaha Jaamacadda Makarere
Dab xooggan ayaa qabsaday dhismaha jaamacadda ugu weyn Afrika ee Makarere ee dalka Uganda. Illaa iyo hadda ma cadda sababta dabka dhalisay, sidoo kale lama hubo in dad ay ku...
Read moreDab xooggan ayaa qabsaday dhismaha jaamacadda ugu weyn Afrika ee Makarere ee dalka Uganda. Illaa iyo hadda ma cadda sababta dabka dhalisay, sidoo kale lama hubo in dad ay ku...
Read moreMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan kula qaatay magaalada Muqdisho xubno ka socday ururada Bulshada Rayidka ah. Ururada bulshada rayidka ayaa madaxweynaha ku ammaanay dadaalka uu...
Read moreRa’iisul wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in uu aqbalay xilka uu u magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. “Waxaa farxad ii ah in...
Read moreHoggaamiyaha Mucaaradka Ruushka Alexei Navalny ayaa markii ugu horeysay ka soo muuqday baraha bulshada ay ku xiriirto ka dib markii uu galay xaalad caafimaad oo halis ah. Masawir lagu baahiyay barta Instgram...
Read moreDibadbaxayaasha u ololeeya dimuqraadiyadda ayaa isugu soo baxay caasimadda Thailand ee Bankog,dibad-baxaan ayaa noqoya kii ugu weynaa ka dib afgambigii militari ee 2014 ka dhacay dalkaasi,kaas oo uu xukunka kula...
Read moreSii-hayaha Ra’iisul wasaaraha dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magacaabay guddi wasiirro ah oo diyaarinayo munaasabadda xil wareejinta ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble. Xubnaha guddiga waxaa...
Read moreGuddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay dib u habeyn lagu sameynayo xarunta ciidanka ilaalada deegaanka Xamar iyo Dad dhigista ee...
Read moreSafaaradda Mareykanka ee soomaaliya ayaa sheegtay in iyada oo kaashaneysa barnaamijka cuntada adduunka ee WFP ay raashiin siineyso dadka ku barakacay fatahaada gobalk Shabeellaha hoose. Qoraal safaaradu ay dhigtay barteeda...
Read moreHowl-wadeennada iyo qaar kamid ah masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb galay wijiga labaad, wareega 15-aad ee ololaha Is-xilqaan oo lagu dhisayo goobaha...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho