Mogadishu 25-08-2020, Federal Government of Somalia, AFRICOM target al-Shabaab senior leader in coordination with the Federal Government of Somalia, U.S. Africa Command conducted an Airstrike targeting an al-Shabaab senior leader...
Read moreGuddoomoyaha Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane, Cali Saciid Fiqi, sii hayaha xilka Wasiirka Gargaarka Dowladda Federaalka Soomaaliya mudan, Xamza Saciid Xamza iyo Goddoomiyaha Gobolka Shabeellada hoose, Ibraahim Aadan Cali...
Read moreMaxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Jubbaland ayaa Maanta dil ku xukuntay Dable, Faarax Cabdirashiid Cilmi oo horay ugu eedaysnaa in uu dilay marxuum, Cabdi Muxumed oo ahaa Qof shacab ah....
Read moreCiidanka Boliiska degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan degmada waxey ku soo qabteen maandooriyaha Qamriga iyo dadkii ka ganacsanayay. Taliyaha Boliiska saldhiga degmada...
Read moreGuddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho oo dib ugu soo laabtay caasimadda dalka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha si weyn ugu soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan dowladda iyo masuuliyiinta gobolka...
Read moreMunaasabad ay xilka kula kala wareegayaan taliyaha cusub ee guutada 5-aad qeybta 27-aad ciidanka xoogga dalka gobolka Hiiraan, korneyl, Maxamuud Xasan Ibraahin “Baakaay” iyo taliyihii hore ee guutada, Faarax Cali...
Read moreGuddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalda Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed “Cumar Filish” ayaa xalay kulan is-wareysi ah la qaatay dhallinyarada iyo maamulka magaalada Sama-reeb ee caasimadda Galmudug. Qaar kamid...
Read moreDowlad goboleedka Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay dagaal geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo maleeshiyad Al-shabaab iyo ciidanka Puntland ku dhex maray buuraleyda Galgala ee gobolka Bari. Taliyaha...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho