Sii hayaha Ra’iisul wasaaraha oo kormeeray Bangiga dhexe
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed, (Khadar) ayaa maanta kormeeray Bangiga dhexe ee dalka. Sii hayaha ra’iisul wasaaraha ayaa inta uu ku guda jiray kormeerka wuxuu maamulka...
Read more