Ra,iisul wasaare ku xigeenka dalka oo daah-furay imtixaanka shahaadiga dugsiga sare ee dowladda
Ra,iisul wasaare ku xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka maanta ka daahfuray imtixaanka shahaadiga dugsiga sare oo ay qaadeyso wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka...
Read more