Wasaaradaha Shaqada iyo Caafimaadka XFS oo wada hadallo ka yeeshay bad-qabka shaqaalaha rayidka
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradda Caafimaadka ayaa maanta wada-hadallo ka yeeshay bad-qabka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda, iyadoo daba-gal lagu sameynayo sida ay hay’adaha Dowladda u...
Read more