Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa lagu soo warramayaa inay si weyn u adkeeyeen ammaanka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulkaas. Ujeedka ayaa ah sidii loo adkeyn lahaa...
Read moreGuddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), ayaa maanta xarigga ka jaray MCH-ka degmada Xamarweyne oo dib u dhis lagu sameeyay. Dib u dhiska...
Read moreMadaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed “Lafta-gareen” ayaa Magacaabay Guddoomiyaha guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Koonfur Galbeed. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen ayaa waxaa xilka Guddoomiyaha...
Read moreMadaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa Shir Guddoomiyay Shirka Amniga Maamulka Galmudug oo ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulkaas. Shirkaan oo ay ka soo qayb...
Read moreGuddoomiyaha gobolka Shabeellaha hoose mudane Ibraahin Aadan Cali Najax oo ay wehliyeen injineero qiimeeya burburka soo gaaray buundada degmada Qoryooley oo argagixisada Al-shabaab ay burburiyeen ayaa kormeeray buundada, isagoo sheegay...
Read moreWasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa maanta tababbar sare loogu qaadayo aqoontooda u furay qaar kamid ah shaqaalaha wasaaradda warfaafinta. Agaasimaha shaqaalaha...
Read moreGuddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada iyo wacyigelinta gobolka Banaadir, Marwo Basma Caamir “Jakeetti” ayaa xalay daah-furtay tartanka kubadda kolayga oo loo qabanayo saddex koox oo ka tirsan degmada Shibis ee...
Read moreGuddiga Madaxbanaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta shahaadooyinka KMG ah ee diwaangalinta siiyay 8 xisbi oo ku biiriya xisbiyadii GMDQ uu horey u diwaangaliyay, GMDQ oo raacaya tilmamaha iyo talooyinka...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho