Dadaallo xabbad-joojin ah oo socda iyo Israel oo duqeysay bariga Qaza
Hogaamiyayaasha Qatar, Masar iyo Maraykanka ayaa ku casuumay Israel iyo Xamaas inay 15ka Agoosto dib u bilaabaan wadahadalada xabad joojinta oo hakaday marar badan. Bayaan ay soo saareen madaxda dalalkaasi...
Read more








